Barashadda Salaadda janaasada iyo sida loo tukado

Waxa Laga Yaaba Qaar Inaga Mid Ahi Inaanay Aqoon Waxa La akhriyo Marka La Tukanayo Salaad Jaanzo Ah ,Hadaba Wax Yar Igala akhriso Halkan:
Ugu Horeyn Sida Caadiga waa Inaad So Buuxisa Shuruudihi Ay Salaadu Ku Ansaxeysay

Aan U Daadegno Mawaduuceenna.

1:Takbiirta Ugu Horeysa Waxa La Akhriya Suuratul Faatixa.

2:Takbiirta Labaad: Saliga Ibraahimiga Oo ah:

" ALLAHUMA SALLI CALAA MUXAMMADDII WACALAA AALI MUXAMADDI KAMAA SALEYTA CALAA IBRAAHIIMA WACALAA AALI IBRAAHIM ,WABAARIK CALAA MUXAMMADI WACALAA AALI MUXAMADDI KAMAA BAARAKTA CALAA IBRAAHIMA WACALAA AALI IBRAAHIMA FIL CAALAMINA INNAKA XAMIIDDU MAJIID".

 (اللّهمَّ صل على محمدٍ وعَلَى آلِ محمدٍ كما صليتَ على إِبراهيمَ وعلى آلِ إبراهيمَ إنكَ حَميدٌ مَجيد، اللّهمَّ بارك على محمدٍ وعلى آلِ محمدٍ كما باركتَ على إِبراهيم وعلى آلِ إبراهيمَ إِنَّكَ حَميدٌ مَجيد)

3: Takbiirta Saddexaad: Qofka Meydka ah ayad U Duceyn ,Ducoyinka So Aroorey Waxa Kamid ah Ducadan:

" ALLAHUMA AGFIR LAHU WARXAMHU ,WACAAFIHI WACFU CANHU ,WANAQIHII MINA ALKHADHAAYA KAMAA YUNAQAA ATHOWBUL ABYADU MINA DANASI ,WA ABDILHU DAARAN KHEYRAN' MIN DAARIHII ,WA AHLA KHEYRAN MIN AHLIHII WA ZAWJAA KHEYRAN MIN ZAWJATIHI ,WADKHILHUL JANNAT WA ACIDHU MIN CADAABUL QABRI WAMIM CADAABI ALNAAR".

(اللهمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ وَعافِهِ وَاعْفِ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نَزْلَهُ وَوَسِّعْ مَدْخَلَهُ وَاغْسِلْهُ بالماءِ والثلج وَالبَرَدِ، وَنَقِّهِ مِنَ الخطايا كما نَقَّيْتَ الثَّوْبَ الأبْيَضَ مِنَ الدَّنَسِ، وَأَبْدِلْهُ داراً خَيراً من دارِه وَأَهْلاً خَيْراً مِنْ أَهْلِهِ، وَزَوْجَةَ خَيْراً مِنْ زَوْجِهِ، وَأَدْخِلْهُ الجَنَّةَ وَنَجِّهِ مِنَ النّارِ، وَقِه عَذابَ القَبْرِ)

 4 :Takbiirta Afaradna: Waxad Dhihi

" ALLAHUM LAA TAXRIMNAA AJRAHU WALAA TAFTINAA BACDAHU".
 (اللَّهُمَّ لاَ تَحْرِمْنَا أَجْرَهُ، وَلاَ تَفْتِنَّا بَعْدَهُ)

Meydka Iyo dhamaan Muslimintaba wad U Duceyn Deetana Dhinaca Midig Baad U Salaama Naqsaneysa.

Cilmiga Diiniga Inu Qof Waliba Faafiya waa arin Uu Nebigenna Nagala Dardaarmey Marka Hadad Hore U Taqaney Wa kheyr Hadanad aqona Waba Baratay Ee Aniga Qof Keli Ah Ban Aheye Si Faafi adna Markaaga Mahadsanid 


Post a Comment

Previous Post Next Post